Guddoomyihii degmada Baraawe oo xilka laga qaaday & mid cusub oo la magacaabay
Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Baraawe, iyadoo guddoomiye Cusub loo Magacaabay degmadaas. Guddoomiyaha degmada Baraawe ayaa waxaa loo Magacaabay Cabdifitaax...