Sarkaal ka tirsan ciidanka dowlada oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya
Kooxo hubeysan ayaa caawa ku dilay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir Sarkaal ka tirsan ciidanka canshuuraha degmadaas. Xasan Carte Siyaad ayaa waxaa lagu dilay agagaarka...