Madaxweyne Farmaajo oo martiqaad rasmi u diray Axmed Burhaan Maxamed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa marti qaad u fidiyey wiil Soomaali ah oo ku nool dalka Maraykanka, kaasoo ku guuleystay tartanka Quraanka...