Puntland oo amar ku soo rogtay Xisbiyada Siyaasada Soomaalida (War-saxaafadeed)

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku wargeliyay ururrada iyo xisbiyada siyaasadda inay hakiyaan dhammaan wixii shaqo ah ee ay ka waddaan gudaha Puntland, sida ku cad warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay tan iyo  inta laga dhameystirayo dhammaan siyaasadihii iyo shuruucdii lagu hagi lahaa geeddi socodka dimuqraadiyeynta iyo doorashooyinka dalka in la hakiyo dhaqdhaqaaqyada ay ka waddaan gudaha deegaannada Puntland xisbiyada iyo ururrada siyaasadda ee heer federaal iyo dowlad-gobolleedyada.

Hoos ka akhriso qoraalka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

- Advertisement -