Mooshin ka dhan ah Wasiirada Jubbaland oo loo gudbiyey Baarlamanka Maamulkaas (Akhriso)

Xildhibaanada Baarlamanka  dowlad goboleedka Jubbaland ayaa u gudbiyey gudoonka mowshin ka dhan ah golaha wasiirada Maamulkaas.

Mowshinkan oo ay ku saxiixan yihiin xildhibaano badan ayaa ah mid kalsooni kala noqosho ah, waxaana xildhibaanada saxiixay ay golaha Wasiirada Jubbaland ku eedeeyeen waxqabad la’aan.

Halkan ka akhriso qoraalka Mowshinka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -