Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga Doorashada DF oo walaac ka muujiyey talaabo uu qaaday Booliska

Guddiga madaxa Banaan ee doorashooyinka qaranka iyo Soohdimaha ayaa sheegay inuu walaac ka muujinayo Carqaladeyn guddigu sheegay in lagu sameeyey qaar ka mid ah Ururada siyaasadeed

Talaabadan ayaa timid ka dib markii dhowaan ciidamada amaanka DF ay degaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho ku weerareen kulan ay lahaayeen shan xisbi siyaasadeed kaasoo ujeedkiisu ahaa iney ku midoobaan balse DF u qaadatay kulan iyada ka dhan ah, waxaana halkaas ka dhacay shaqaaqo saabtay dhimasho iyo dhaawac.

HOOS KA DAALACO QORAALKA GUDDIGA

Related posts

Mareykanka oo walaac ka muujiyey xaalada Somalia, kuna deeqay lacag dhan..

Caydiid Ali

Madaxweyne Biixi: “Shiinaha nooma yeerin karo Siyaasadeena arrimaha dibeda”

Caydiid Ali

Maxbuus Xabsi uu ku xirnaa si farsameesan uga baxsaday !! (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---