Allbanaadir.com
NEWS

Hay’adda NIRA oo ku dhawaaqday in la bilaabay daabicidda Aqoonsiga Qaranka

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwangelinta Qaranka (NIRA) ayaa maanta ku dhawaaqday in ay si rasmi ah loo bilaabay daabicidda kaarka aqoonsiga Qaranka.

Qoraal  kasoo baxay Hay’adda ayaa sheegtay in dadkii hore isu diiwaangeliyay loo diri doono farriin qoraal ah oo tilmaameysa goobta iyo goorta ay ka qaadan doonaan kaarkooda aqoonsiga muwaadinka.

Related posts

Madaxweyne Xasan oo caawa la casheeyay Ciidamo Dhoolo-tus kasoo qeyb galay (Sawirro)

Cabdi Cade

(Xog) Maxaa sababay in Xassan Shiikh iyo wafdigiisa ay gudaha u geli waayaan Jowhar?

Caydiid Ali

Xassan Shiikh oo ka farxiyey Maxaabiis 100 ka badan oo ku jira xabsiyada DF

Caydiid Ali
Taboola Ads ---