Allbanaadir.com
NEWS

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay doorashada ka dhaceysa Somaliland

War- saxafaadeedka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta  Soomaaliya ayaa lagu boggaadiyay doorashooyinka maamulka gobollada waqooyi ee Somaliland.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaana ku baaqday in doorashada ku qabsoonto gacan ammaan ah, lagana dhabeeyo kalsoonidda umadda.

 

Related posts

Culimo ka Socotay dalka Turkiga oo kulan la qaatay Madaxweyne Laftagareen (Sawirro)

Cabdi Cade

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii xooganaa ee ka dhacay Muqdisho

Cabdi Cade

Xukuumada Somalia oo rajo ka qabta in Madaxweyne Muuse Biixi yimaado Muqdisho

Cabdi Cade
Taboola Ads ---