Allbanaadir.com
NEWS

DF oo 3 bilood dib u dhigtay dhaqangalka go’aan horey uga soo baxay (Sababta)

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada ee Xukuumada federaalka Somalia ayaa war cusub kasoo saartay Dhaqangalinta wareegtada joojinta Bacaha fudud ee halka mar la isticmaalo oo ku ekeyd 30ka Bishan Juun.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in dhaqangalka amarkaas dib loo dhigay muddo saddex bilood ah sababo la xiriira codsi ka yimid ganacsatada Soomaaliyeed.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA

Related posts

Qaramada Midoobay oo War kasoo saartay Weerarkii maanta lagu qaaday xarunta Xalane

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo siyaabo aan looga baran uga hadlay dacwada Badda Somalia & Kenya

Caydiid Ali

Trump oo aqbalay casuumad uga timid Madaxweyne aysan isku Wanaagsaneyn

Caydiid Ali
Taboola Ads ---