Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa raadineysa eedeysane Cabdinaasir Nuur Cali (Shoes), kaa oo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu kusoo eedeeyay lacag dhaqid iyo maalgalinta kooxaha argagaxisada ah.
Ninkan ayaa maxkamadda gobolka Banaadir ku amartay in uu ku hor yimaado muddo 30-maalmood gudahood ah, waxa ayna maxkamadda sheegtay eedeysanaha haddii uu imaan waayo maxkamadda mudada loo qabtay in ay qaadi doonto dacwadiisa isaga oo maqane ah.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com