Allbanaadir.com
NEWS

Farmaajo oo War ka soo saaray colaada ka dhex aloosan Xeraale & Caabudwaq

Madaxweynihii hore ee Somalia Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaq nabadeed u diray beelihii ku dagaalamay degaano u dhexeeya degmooyinka Xeraale iyo Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud

Ugu yaraan 60 qof ayaa ku dhintay tira intaasi ka badanna way ku dhaawacntay, dagaalkan oo ka dhacay inta u dhaxeeysa Qalanqale iyo Laandheer oo ka tirsan gobolka Galgaduud.

Dagaalka oo qarxay arroornimadii hore ee shalay ayaa waxaa uu salka ku hayaa aanooyin qabiil, waxaana maanta degan xaalada goobihii lagu dagaalamay markii ay halkaas gaareen ciidamada DF iyo kuwa Galmudug oo kala dhex galay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA FARMAAJO

Related posts

Wasiir katirsanaa Puntland oo iska casilay Xisbiga madaxweyne Deni Raali-gelina bixiyay

Cabdi Cade

Dowlada Maraykanka oo 28 sano ka dib safaarad ka furatay Magaalada Muqdisho

Caydiid Ali

Wasiirka Amniga Galmudug oo si dadban uga hadlay iscasilaadii Taliye Burhaan

Cabdi Cade