Allbanaadir.com
NEWS

Axmed Karaash oo War Xasaasi ah kasoo saaray Bayaankii ay soo saareen Isimada Puntland

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Ahmed E. Osman Karaash ayaa war goordhaw uu soo saaray kaga hadlay  xaaladda amni iyo siyaasadeed ee ka jira dowlad gobolreedka Puntland.

Axmed Karaash ayaana qoraalka uu soo saaray kusoo dhaweeyay go’aankii xalay kasoo baxay isimada maamulka Puntland ee ahaa in golaha wakiillada Puntland laga reebo xildhibaannadii laga soo dooran jiray beesha Dhulbahante.

Warka uu soo saaray Axmed Karaash ayaa u qornaa sida tan:

“Markaan arkay xaaladda amni iyo tan siyaasadeed ee Puntland ku sugan tahay.

Markaan tixgaliyey go’aankii kasoo baxay golaha dhaqanka ee SSC-Khaatumo 23 December 2023, baaqii dallada musharixiinta 27 December 2023 iyo go’aamadii isimada Puntland 29 December.

Waxaan si buuxda usoo dhaweynayaa in doorashadan lagu galo 49 iyadoo la xaq-dhawrayo go’aankii masiiriga ah ee bulshada deeganadaas.

Marnaba ma aqbali doono 17 xubnood oo aan haysan matalaada bulshada deegaanadaas sifo kasta haku yimaadeen.

Waxaan ka digayaa talaabo kasta oo keeni karta xasilooni daro siyaasadeed iyo mid am

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ilaalada Kacaanka Iran oo qabsaday markab xamuul oo xiriir la leh Israel

Caydiid Ali

(Daawo Sawirro) Ciidamo uu horkacayo Jen. Caanood oo howlgalo ka wada magaalada Marko

Caydiid Ali

Dowladaha Masar iyo Turkiga Maxaa xiligan kala saareesiiyay ?(Wax badan ka Ogow)

admin