Allbanaadir.com
NEWS

DAAWO TOOS: Shirka madaxda Dalladda Bariga Afrika ee lagu ansixinayo xubinimada Somalia

Waxaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania ka furmay Shirka Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika oo laga sugayo in ay go’aan ka soo saaraan codsiga dowladda Soomaaliya ee ku biirista dalladan.

Waxaa Somalia uga qeyb galaya adaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo

Shir Madaxeedka 23-aad ee Caadiga ah ee Madaxda EAC ayaa looga hadlaya labo Ajende oo kala ah

🔹 Warbixin ku saabsan wada xaajoodyada ku saabsan ogolaanshaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee EAC.

🔹Warbixinta Horumarka ee EAC-ku Hogaamiyo Geedi-socodka Nairobi ee Soo celinta Nabadda iyo Xasiloonida Bariga DRC.

HOOS KA DAAWO TOOS: KU DHUFO BARTA DHEXE EE CASAANKA AH  

http://https://www.youtube.com/watch?v=uUv6VgsaAOg

Related posts

Jubbaland oo go’aano ka soo saaray mashaqo ka jirtay duleedka Kismaayo (Akhriso)

Caydiid Ali

Golaha Ammaanka oo war cusub ka soo saaray ciidamada ATMIS ee jooga Somalia

Caydiid Ali

Xildhibaan Bashiir Askar Xuseen oo geeriyooday iyo Madaxweyne ka hadlay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---