Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DF oo talooyin u jeedisay dadka ku dhaqan gobolo ay khatar ku soo wajahan tahay

Waaxda Yareeynta Qataraha Masiibooyinka iyo  Xarunta ka Digista halis-wadareedka ee hay’adda maareynta Musiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa soo saartay digniino la xiriiro Cabsi xoogan oo laga muujinayo fatahaado iyo daadad laga yaabo in ay ka dhashaan roob ka badan cadadkii la filayey ee xilli Roobadka dayrta, taas oo keeyntay isbadalka cimilada ee El-Niño.

Heyadda ayaa soo saartay talooyin loo jeedinayo dadka ku dhaqan gobolada halista ugu badan ay ku wajahan tahay

𝗗𝗜𝗚𝗡𝗜𝗜𝗡𝗢 𝗜𝗬𝗢 𝗧𝗔𝗟𝗢 𝗕𝗜𝗫𝗜𝗡 𝗫𝗔𝗔𝗟𝗔𝗗𝗔 𝗘𝗹-𝗡𝗶ñ𝗼.

Todobada casho ee soo socota oo ah 𝗮𝘀𝗯𝘂𝘂𝗰𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗱𝗮𝗻𝗯𝗲𝘆𝗮 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗦𝗲𝗽𝘁𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿 iyo 𝗔𝘀𝗯𝘂𝘂𝗰𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗵𝗼𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗕𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗢𝗰𝘁𝗼𝗯𝗲𝗿 𝟮𝟬𝟮𝟯 waxaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan  𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝟭𝟴 𝗚𝗼𝗯𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗲𝗲 𝗗𝗮𝗹𝗸𝗮 lagu wargalinayaa in ay ka feejignaadaan khatar ay suurtagal tahay in ay ka timaado Roobab xoogan ee asbuucaan la-filayo.

HOOS KA AKHRISO TALOOYINKA

Related posts

Madaxweyne Laftagareen oo Muqdisho ka bilaabay ololaha qorshe uu Xasan Sheekh wato

Cabdi Cade

Dowlada Somalia oo garab istaagtay Boqortooyada Sacuudiga uu Cadaadis heysto (Akhriso)

Cabdi Cade

Daawo Sawirro laga soo qaaday Qaraxyadii lagu weeraray Xarunta Wasaarada Amniga iyo Gudaha

Cabdi Cade