DAAWO TOOS: Kulan Dadweyne oo Madaxweyne Xassan Shiikh su’aalo lagu weydiinayo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu magaalada dhuusamareeb kaga qeyb galayaa caawa kulan dadweyne oo shacabka Soomaaliyeed ay su’aalo ku weydiinayaan.

Xassan Shiikh ayaa ka hadlaya xaaladaha guud ee dalka, amaanka, ololaha socda ee dalka looga ciribtirayo Al-shabaab iyo qodobo kale..

HOOS KA DAAWO TOOS

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -