Allbanaadir.com
NEWS

(Akhriso) Dowlada Soomaaliya oo soo saartay amar ku socda Ganacsatada Daawada

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada JFS ku wargelisay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Ka ganacsatada Daawada iyo Qalabka Caafimaadka iyo Agabka la isku qurxiyo oo daaweysan inay Wasaaraddu bilaabayso Maareynta (Regulation) Daawada, Qalabka Caafimaadka iyo Agabka la isku qurxiyo daaweysan.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Caafimaadka oo arrintan la xiriira ayaa sidan hoose u qornaa:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Munaasabadda Ciidul- adxaa, shacabkana hambalyo u diray

Caydiid Ali

Al Shabaab oo shaacisay in 80 Askari iyo Ajaaniib ku dileen Qaraxii Afgooye

Cabdi Cade

Maxkamada sare ee Mareykanka oo xukuntay go’aan hurdo la’aan ku riday Trump

Caydiid Ali