Allbanaadir.com
NEWS

Xildhibaanno katirsan Galmudug oo la ganaaxay iyo Falal ay ku kaceen oo la cadeeyay (Akhriso)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Maxamed Nuur GacalĀ  ayaa ka joojiyay fadhiyada Baarlamaanka maamulka, sidoo kale gunnada muddo bil ah ka jaray saddex xildhibaan oo oo lagu eedeeyay in dhibaatooyin geesteen.

Xildhibaannadan uu guddoonka baarlamaanka ka mamnuucay fadhiyada kalfadhiga 7-aad ayaa lagu eedeeyay in ay ku kaceen falal lidi ku ah dastuurka Galmudug iyo xeer hoosaad golaha baarlamaanka Galmudug, sidoo kale geesteen hanjabada iyo sumcad dil.

 

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Niger oo amartay in qasab looga saaro dalkaas danjiraha dowlada Faransiiska

Caydiid Ali

Qarax xalay ka dhacay guri ku dhow xarunta degmada Kaaraan & faahfaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali

(Sawirro) Sidee Jabuuti looga dabaaldegay sanadguuradii 45-aad ee Xoriyadda?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---