Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Sawirro) Deni oo ololihiisa doorashada ku soo gebagebeyey Boosaaso, lana kulmay..

Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha iyo Guddiyada 22-ka Kaam ee Boosaaso.

Madaxtooyada Puntland ayaa sheegtay in dadkaas ay hore u ahaayeen barakacayaal Laakiin Dowladu ka shaqeysay inay noqdaan muwaadiniin diiwangashan oo isugu jira musharixiin tartamaya iyo codbixeyayaal ka qeyb qaata Doorashada Goleyaasha deegaanka ee Degmada Boosaaso.

Waxaa Sidoo kale Kulanka qeyb ka ah Ganacsato iyo Dhaqan kasoo jeeda Bulshadaasi oo intooda badan heyb ahaan ka yimid Koonfurta Somalia.

Kulanka ayaa looga hadlay diyaargarowga Doorashada Goleyaasha deegaanka oo dhici doonta berito oo ku beegan 25 May 2023, iyo wax ka qabashada baahiyaha dadkaasi.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaafiic khasaare geysatay oo lagu weeraray degmada Balcad

Caydiid Ali

(Sawirro) Madaxdii hore ee dalka oo la soo gaarsiiyey fariin cusub oo kaga timid Farmaajo

Caydiid Ali

Dayuurad rakaab oo Matoorkeedu qarxay iyadoo hawada ku jirta & Geeri ka dhalatay (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---