Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Laftgareen & Sophie Kemkhadze? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Max’ed Laftgareen oo ay wehliyaan xubno ka tirsan gollaha Wasiirada ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNDP.

Waxaa Hogaaminaysay ku-xigeenka Madaxda Hay’adda UNDP ee Soomaaliya Sophie Kemkhadze.

Kulan qaatay Saacado oo Madaxweynaha iyo Wafdiga wada qaatay waxaa looga hadlay Xoojinta wada shaqaynta Hay’adda UNDP iyo Dowlada Koonfur Galbeed iyo Taageerida Wajiga 2-aad Dagaalka Al-shabaab looga Xoraynayo Deegaanada Koonfur Galbeed.

Sophie Kemkhadze ayaa amaanay Laftagareen iyo maamulkiisa ku amaantay horumarka ka jira degaanada Koonfur Galbeed, iyadoo xustay in Hay’adda UNDP ay xoojineyso mashaariicda ay ka wado Koonfur Galbeed.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Puntland oo cadeysay Go’aankeeda ku aadan Wax- kabedelka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya

Cabdi Cade

Dowlada Qatar ma ku faraxsan tahay heshiisyada Israel & dalalka Carabta qaarkood?

Caydiid Ali

Faahfaahin: Masuul ka tirsan Jubbaland oo ku dhaawacmay qaraxii Kismaayo

Caydiid Ali
Taboola Ads ---