Shirkadaha Leyrka Somaliland oo dhimay saacadihii joogtada ahaa ee korontada (Sababta)

Shirkadaha Korontada ee ka howlgala Somaliland ayaa soo saaray go’aan cusub oo lagu deminayo korontada qaar ka mid ah saacadaha habeenkii.

Qoraal ka soo baxay iskaashatada korontada Somaliland ayaa lagu sheegay in Laga bilaabo 1-da Bisha Ogos, Korontadu ka maqnaan doonta bulshada Saacadaha kala ah; 11:00-ka Habeennimo ilaa 4:00ta Subaxnimo.

Shirkadaha Korontada Waxay sheegeen iney talaabadaas u qaadeen si ay shidaalka u tashiilaan maadaama shidaal yari dhacday.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA SHIRKADAHA KORONTADA:-

- Advertisement -