Xilka ka qaadis lagu sameeyey Guddoomiye degmo oo 3 arrin lagu eedeeyey (Akhriso)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS ayaa waxay shaqadii ka joojisey Guddoomiyaha Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose Mudane Abuukar Mohamed Cumar Muudeey.

Qoraalka ka soo baxay Wasaarada oo uu ku saxiixnaa Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo dib-U-Heshiisiinta KGS ayaa lagu sheegay in sababaha xilka looga qaaday masuulkan ay ka mid yihiin, ku takri gal awoodeed, amar diido iyo iska hor keen maamulka dhexdiisa ah.

HOOS KA AKHRO QORAALKA

- Advertisement -