Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Jen. Xijaar: “Booliska ayaa sugaya amniga Xarunta doorashada ee teendhada afisiyooni”

hadlay Amniga halka ay biri ka dheceyso Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo ah teendhada Afisiyooni.

“Caawa waxaan u soo jeednaa inaan Teendhada habeen barkii tagno oo Ciidamo iyo Eeyo baara geyno, liiska dadka imaanaya anaga waxaa noo soo gudbinaya guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka iyo aqalka sare iyo xog-hayeyaasha sidii maanta la yeelay, waana been in boolisku u diiday guddoomiyaha KMG ah xarumaha Villa Hargeysa iyo Teendhada Afisyooni ee yaan ummadda la jahwareerin,” ayuu yiri Xijaar.

Hadalka Xijaar ayaa ku soo beegmaya xili Ra’iisul Wasaare Rooble uu amar ku bixiyey in boolisku uu faraha kala baxo doorashada, amiga Teendhada afisiyoonina ay la wareegaan ciidanka ATMIS

Hase ahaatee Madaxweyne Farmaajo ayaa ka soo horjeestay amarka Rooble isago sheegay in ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay sugayaan amniga xarumaha Doorashada, ciidamada ATMIS-na ay ku kooban yihiib  Korjoogteyn.

Related posts

Gudoomiye Yariisow oo baraha bulshada ku Weeraray Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka

Caydiid Ali

DEG DEG: Hoggaamiyihii Xamaas, Ismaaciil Haniya oo la dilay

Caydiid Ali

Golaha Badbaadaba Hirshabelle oo u Mahad celiyay Madaxda Dowlada Federaalka iyo …

Cabdi Cade
Taboola Ads ---