Qoorqoor oo Magacaabay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Galgaduud (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Cilmi Cali Cabdi u magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Galgaduud ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa oo sidan hoose u qorneyd:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com 

- Advertisement -