Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo go’aano ka soo saaray dacwado laga gudbiyey 3 kursi

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee 2020/2022 ayaa soo saaray Go’aano uu ka gaaray dacwada kuraasta sumadoodu tahay  HOP#201, HOP#209 iyo HOP#211

HOOS KA AKHRISO DACWADAHA LA GUDBIYEY IYO GO’AANADA LAGA SOO SAARAY

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -