Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maxkamada sare ee Itoobiya oo amartay in xabsiga la dhigo Haile-Mariam Desilgn

Maxkamada sare ee Itoobiya ayaa amar ku bixisay in lasoo xiro, Raisul Wasaarihii hore ee Itoobiya,Haile-Mariam Desilegn

Maxkamada ayaa amar ku bixisay in kiiskiisa la dhagaysto isagoo xiran.

Hayle-Mariyam Desalegn ayaa loo haystaa kiis musuq la xiriira oo dhacay xiligii uu Raisul wasaaraha ka ahaa Itoobiya

Kiiskan ayaa ahaa mid marar baddan la haddal hayay, iyadoo horeyna marar badan loogu yeeray lama soo xirin.

Wuxuu ka mid yahay siyaasiyinta taageersan xukuumada Abiye Ahmed inkastoo uu dalkaas ka ahaa muddo sanado ah oo u dhexeysay geeridii RW hore ee dalkaas Meles Zenawi iyo markii uu talada dalkaas la wareegay Abiy Ahmed.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?v=WmfHtT_ORDE

Related posts

 Xaaf oo lagu qal qaalinayo ka qeyb galka Caleemo saarka Madaxweyne Qoor Qoor

Cabdi Cade

Milateriga Israel oo duqeeyey kolonyo gargaar gelisay Gaza (Sawirro)

Caydiid Ali

Midowga Afrika oo Wakiil cusub usoo magacaabaya Soomaaliya kaddib ceyrintii Madeira

Cabdi Cade
Taboola Ads ---