Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Amar adag oo lagu soo rogay garoomada dayuuradaha Jowhar iyo Baladweyne

Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa soo saartay amar lagu joojinayo hubka lagala soo dagayo garoomada dayuuradaha ee ku yaalla degaanada Hirshabelle.

Amarkan ayaa saameynaya dad u badan masuuliyiin kala duwan oo marka ay booqanayaan degaanada Hirshabelle horey u sii wata ilaaladooda hubeysan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Related posts

Amaro adag oo la siiyay Taliyaasha Saldhigyada Booliska Gobolka Banaadir

Cabdi Cade

Dowlada Ethiopia oo bilaabeysa buuxinta biya-xireenka wabiga Niil xili aan wali la heshiin

Cabdi Cade

Hadal ay jeedisay Madaxweyne Saamiya Xasan oo Caro badan iyo hadal heyn abuuray

Cabdi Cade
Taboola Ads ---