Laftagareen oo guddi u saaray shacabka laga soo masaafuriyey Laascaanood (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa Guddi ku meel gaar ah u saaray dadka laga soo musaafuriyey magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska  Madaxweyne laftagareen ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga  ay raadin doonaan hantida dadka laga soo musaafuriyay Magaalada laas-Canood, kaasoo oo ah mid balmarsan Diinta & hanaanka dhaqanka dadnimada Soomaliyeed meeldhacna ku ah xaquuqda Aadanaha ee Caalamiga ah oo ay ku kacday Somaliland sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska Laftagareen oo u qornaa sidatan hoose:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -