Midowga Musharixiinta oo ku baaqay in Farmaajo loo aqoonsado qaswade (Akhriso)

Midowga Musharixiinta oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay Xaaladda Soomaaliya gaar ahaan go’aanka Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku sheegay inuu hakiyay awoodda Ra’iisul Wasaaraha

Musharixiinta ayaa tallaabadaas ku tilmaamay mid ka hor imaaneysa Dastuurka Dalka isla markaana xad gudub ku ah howlaha shaqo ee Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda.

Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -