Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Sawirro) Rooble oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Raisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa magaalada Qaahira Madaxweynihii hore ee Somalia C/qaasim Salaad Xasan

“Waxaan caawa hoygiisa magaalada Qaahira ku booqday madaxweynihii hore ee dalka mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo aan uga mahadceliyay doorkiisii dowlad dhiska Soomaaliya iyo kaalintiisa odaynimo” ayuu yiri Rooble.

Raisul Wasaaraha ayaa faahfaahin kooban ka bixiyey waxyaabaha ay isla soo qaadeen Madaxweyne C/qaasim.

“Waxaan madaxweynaha warbixin ka siiyay xaaladda dalka guud ahaan, gaar ahaan howlaha doorashooyinka, anigoo ka dhageystay talooyin iyo tusaalooyin dhaxalgal ah” ayuu sidoo kale yiri Rooble.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Afhayeenkii hore ee maamulka Galmudug oo ku xiran Xabsi kuyaala Muqdisho

Cabdi Cade

Nidaam Federaal oo ay Dowladda Dhexe Hoggaamineyso Ma Hirgeli Karaa ?

Cabdi Cade

Ciidamada Xoogga dalka oo sheegay iney qabteen walxaha qarxa iyo dadkii watay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---