War cusub oo ka soo kordhay sababtii uu u geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Warar cusub ayaa ka soo baxaya sababtii uu u geeriyooday Allaha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo xalay ku dhintay Magaalada Muqisho caasimada Somalia.

Marxuumka ayaa xalay la shaaciyey inuu u geeriyooday xanuunka COVID-19, balse Dhakhaatiirta isbitaalka Madiina iyo laamaha Booliska ayaa sheegay in ugaaska u geeriyooday Wadno xanuun, aysana waxba ka jirin wararka sheegaya inuu u dhintay COVID-19

HOOS KA AKHRISO QORAALADA ARINTAAS LAGA SOO SAARAY

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -