Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

(Sawirro) Madaxweyne Deni oo tababar u soo xiray boqolaal ka tirsan Booliska Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta safar shaqo ku tagay magaalada Qardho ayaa tababar u soo xiray dufacadii labaad ee ciidamada Booliska Puntland ee ka qalinjebisay dugsiga Tababarka ee Xorgoble.

Deni ayaa ugu horeyn salaan sharaf ka qaatay ciidamada tababarku u dhammaaday, kadibna wuxuu meel fagaare ah ku daawaday dhuulatus ay ciidanku soo bandhigeen oo ka turjumaya tababarkii iyo aqoontii la siiyey.

Madaxweynaya ayaa bogaadiyey Ciidamada tababarka dhameystay wuxuuna kula dardaarmay in casharada iyo aqoonta lasiiyey ay ka faa’ideystaan.

Hoos ka Daawo Muuqaalka tababarka:-

https://youtu.be/urL5wYhqyq0

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Maamulka gobolka Banaadir oo ka farxiyey agoonta ciidanka Booliska

Caydiid Ali

Xildhibaannada Golaha Shacab oo soo gunaannaday kulan arrin taagan ah looga hadlayay

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Shehbaz oo ka hadlay Eedeyn dil oo uga timid Imran Khan

Cabdi Cade
Taboola Ads ---