Machadka Daarul-Sunna Quran oo Wargalin Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

MACHADU DAARUL-SUNNA QURAN ONLINE waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta Soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .
 
• Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.
 
• Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool , iyadoo laga caawinayo waxbarashada iyo tarbiyadda ubadka.
 
•  Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda u leh casharada ay bixinayaan .
 
• Manhaj tayo leh oo u gaar ah dugsiga.
 
 Duruustu waxay ku baxayaan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .
 
 Wakhtiga xiisadda loo galayo ardayga ayaa dooranaya .
 
Koorsoyinka dugsiga lagu barto waxa kamid ah : –
 
1) Quraanka kariimka ah.
2) Higaadda.
3) Xadiithka.
4) Caqiiqda islaamka.
5) Fiqhiga .
6) Siirada Nebiga صلى الله عليه وسلم.
7) Tarbiyadda caruurta.
8) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka).
9) Barashada Afsoomaaliga ( Afka hooyo).
 
Si aad isku diwaan galiso nagala soo xidhiidh:-
Whats app: +252 63 3164639.
Telegram: +252 63 3164639.
Viber : +252 63 3164639.
Imo :+252 63 3164639.
SKYPE: Machadu Daarul Sunna Online

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -