Sheekh Rusheeye oo laga joojiyay Howlo uu u tagay magaalada Gaalkacyo (Akhriso)

Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa soo saaray warqad ay ku joojinayaan in Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ka shaqo bilaabo Wadaad dadka ka quraan saara Jiniga oo lagu magacaabo Sheekh Rusheeye.

Qoraalka kasoo baxay Gudoomiyaha gobolka Mudug ayaa lagu amray Sheekh Rusheeye hawlaha quraan saarka iyo rusheynta uu doonayo inuu Gaalkacyo ka fuliyo joojiyo ilaa laga xaqiijinayo ujeedada dhabta ah ee hawsha uu dadweynaha u qabanayo.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Gudoomiyaha gobolka Mudug

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -