Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Golaha Midowga Murashaxiinta oo si kulul uga hadlay rasaas lagu riday dibed-baxayaal

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si kulul u cambaareeyey falkii shalay qaar ka mid ciidanka Nabad sugidda iyo Booliska  ku xabadeeyeen dhallinyaro dhigayey muddaaharaad ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo.

“Waxay shacabka Soomaaliyeed daawadeen dhalinyaro si nabad ah u mudaaharaadaya & iyo askari dharcad ah oo xabado ku ridaya hablo ka mid ahaa dibed-baxayaasha ka dibna hablihii si qasab ah xabsiga ugu taxaabaya” ayaa lagu yiri Qoraal ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta oo sidan u qornaa.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Abdalla Al Rabeeh oo lagu martiqaaday in Soomaaliya yimaado

Cabdi Cade

Taliye Roberto Kibochi oo booqasho aan la shaacin ku yimid gudaha Soomaaliya (Sawirro)

Cabdi Cade

Rugaha Ganacsi ee dowlad Goboleedyada oo beeniyay war kasoo baxay Rugta Ganacsiga

Cabdi Cade