Al-Nuur Quran Online oo Wargalin Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

AL-NUUR QURAN ONLINE waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .
 
Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.
 
Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool , iyadoo laga caawinayo waxbarashada iyo tarbiyadda ubadka.
 
 Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda u leh casharada ay bixinayaan .
 
 Manhaj tayo leh oo u gaar ah dugsiga.
 
 Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .
 
 Wakhtiga xiisadda loo galayo ardayga ayaa dooranaya . Koorsoyinka dugsiga lagu barto waxa kamid ah : –
 
Waxyaabaha lagu barayo
 
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Xadiithka
4) Caqiiqda islaamka
5) Fiqhiga صلى الله عليه وسلم nabiga Siirada)
6) Tarbiyadda caruurta
7) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
8) Barashada Afsoomaaliga ( Afka hooyo

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -