Madaxweyne Laftagareen oo wareegto ku Magacaabay la taliye cusub (Akhriso)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Mohamed Lafta-gareen ayaa magacaabay la taliyihiisa cusub ee Arrimaha horumarinta dhaqaalaha.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa xilka La taliyaha Sare ee Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed loogu magacaabay Maxamed Ibraahim Nuur.

Hoos ka akhriso wareegtada oo dhameystiran:

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -