Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Qoraal digniin ah oo ka soo baxay Mid ka mid ah Wasaaradaha Puntland

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray roobab xoogan oo maalmaha soo socda ku soo wajahan degaano ka tirsan maamulkaas kuwaasoo laga cabsi qabo iney geystaan khasaarooyin kala duwan.

Roobab lixaad leh ayaa la filan karaa todobaakaan iney ka da’aan gobolada Sanaag iyo Bari sida ay shaacisay Wasaaarada Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayay dadka uga codsatay iney ka fogaadaan togaga iyo biyo mareenada oo laga cabsi qabo in daadad xooggan ku soo rogmadaan.

Hoos ka akhriso qoraalka Wasaaradda

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowladda Kenya oo Madaxweyne Xasan kala hadashay kordhinta Jaadka la geeyo Soomaaliya

Cabdi Cade

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Magaalada Addis ababa

Caydiid Ali

(Daawo Sawirro) K/Galbeed oo dhisatay xarun Madaxtooyo oo qurux badan

Caydiid Ali
Taboola Ads ---