Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Wasiir Maareeye oo si adag isaga difaacay Weerar uga socda baraha bulshada

Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Somalia ayaa ka jawaabtay dacaayad maalmihii la soo dhaafay la wareejinayay baraha bulshada taasoo gaf loogu geysanayay Wasiirka wasaaradda iyo guud ahaan wasaaradda.

Arrintan ayaa timid ka dib weerar culus oo Wasiir Maareeye maalmahanba uga socday baraha bulshada, kadib ogeysiis Telefishanka Qaranka loogu raadinayo gabdho oo muran badan dhaliyey.

Qoraalka Wasiir Maareeye xafiiskiisa kasoo baxay ayuu ku sheegay in dano gaara laga leeyahay dacaayadaha looga fidinayo baraha bulshada, wuxuuna sheegay inuu xushmad gaara u yahayo haweenka, isagoo dhalay gabdho, qaarka ay la dhasheen sida qoraalka lagu sheegay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowladda oo shaacisay tirada Al Shabaab looga dilay weerarkii Daaru-Naciim (Sawirro)

Cabdi Cade

Dagaal Khasaaro dhimasho Sababay dad badana ka naxeen oo ka dhacay Muqdisho

Cabdi Cade

Ruushka oo beeniyey Warar laga faafiyey xaaska Bashar Al-Assad

Caydiid Ali
Taboola Ads ---