Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay heshiis ay la gashay Shirkadda SKA (Akhriso)

Dowlada federaalka Somalia ayaa ka baxday heshiis ay dhowaan la gashay shirkadda SKA ee dalka Imaaraadka Carabta.

Qoraal ka soo baxay caawa Wasaarada warfaafinta Somalia uuna ku saxiixnaa sii hayaha Wasiirka ahna wasiir ku-xigeenka Wasaaradan ayaa lagu sheegay in heshiiskaas uu ahaa sharci daro, golaha wasiiradana la horkeeni doono faahfaahintiisa dhowaan.

Qoraalka Wasaaradda oo aan lagu faahfaahin waxa uu heshiiskan khuseeyey ayaa u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

- Advertisement -