(Akhriso) C/kariin Guuleed oo 3 sano ka dib qoraal xasaasi ah ka soo saaray xaalada dalka

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa qoraal dhinacyada taabanaya xaalada siyaasadeed ee dalka.

Guuleed ayaa sidoo kale qoraalkiisa baaqyo iyo talooyin kala duwan ugu diray maadaxda DF iyo kuwa dowlad goboleedyada qaarkood oo khilaaf adag uu dhexeeyo.

Hoos ka akhriso qoraalka uu soo saaray Cabdikariin Guuleed oo dhameystiran:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -