Dugsiga Fatxul Khayr oo Bushaaro Muhiim ah u haya Qurbo Joogta Soomaaliyeed

Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka ,In dugsiga fatxul khayr oo ku yaal magaalada Hargaysa bishan  uu qaadanayo arday cusub.

Isbadal weyn oo dhinaca waxbarashada ah ayaa lagu sameeyay dugsiga  si loogu faa’iideeyo caruurta Soomaaliyeed iyo dadka waa weyn intaba ee doonaya in la baro Qur’aanka Kariimka , Ducooyinka iyo axaadiista.

Dugsiga xifdiga quraanka iyo Shareecada islaamka Fatxul Khayr habka dhigashada waa hab casri ah oo online  skype, waxaana dhigan doona carruuurta , dadka waa weyn, qoysaska iyo qof qofba adigoo  jooga gurigaaga ama xafiiskaaga ( home and work position ) adiga oo ku darsanaya skype:  machadu fatxul khayr

Dugsiga   fatxul khayr Ee Barashada Diinta Waxa Uu Qadanayaa Arday Cusub Oo Ka Kooban Rag  , Dumar  , Caruur  Qof Kasta Waxa Looga Bilaabayaa Meesha Ku Haboon  Insha Allah  iyo waliba galaasyo  bilaw  ah  sida  higaadoo  bilaw  ah  carabi  bilaw  ah  qur aan  bilaw ah  xadiis  bilaw  ah  tajwiid  bilaw  ah  siiradah  rasuulka oo bilaw  ah   slh wslm    iyo  waliba  axkaamta  salaada  iyo  xaqa  waalidka  iyo  waliba  wacdi  guud

CASHARADA  WAXA AAD HELI KARTAA BILOW  . DHEXDHEXAAD  IYO MURAAJICO

KA  FAAIDAYSO  machadka fatxul khayr

Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.

ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahado Anfaci doonta mustaqbalkiisa.

hadaba  kafaaidayso  machadka fatxul khayr.

KU DARSO

macalimiin khibrad iyo aqoon dheeraad ah u leh waxa ay dhigayaan.

kala xidhiidh:
Skype: machadu fatxul khayr  
Whatsapp : +252 63 4054279
Viber : +252 63 4054279        
EMO: +252 63 4054279

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -