Afar Musharax oo shaacisay in aysan ka qeyb galeyn Doorashada Madaxweynaha Galmuug

Afar kamid ah musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug oo war Saxaafadeed wadajir ah soo saaray ayaa waxa ay ku shaaciyeen in aysan ka qeyb galeyn Doorashada Madaxweynaha Galmuug ee la filayo in ay ka dhacdo Dhuusmareeb.

Musharaxiintan ayaa sheegay in aan la tix galin codsigii ay horey usoo saareen ee ahaa in lagala tashto magacaabista Guddiga doorashada iyo in waqti dheer la siiyo, waxa ay sidoo kale sheegeen in guddi hal dhinac ah gudoonka Baarlamaanka Galmudug magacaabeen.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka ay soo saareen musharaxiintan

- Advertisement -