Xiliga ay Dhaceyso Doorashada Madaxwenaha Galmudug oo la shaaciyay (Akhriso Jadwalka)

Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka maamulka Galmudug ayaa goordhaw soo saaray Jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa.

Jadwalka ay soo saareen Guddiga Doorashada Galmuug ayaa lagu sheegay in doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka ay dhaceyso 30-ka Bishan Janaayo oo ku beegan maalin Khamiis ah

Halkan ak Akhriso Jadwalka doorashada ee lasoo saaray

 

- Advertisement -