Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maxay ka wada hadleen Wasiir Cawad & dhigiisa Sameh Shukry? (Daawo Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Khamiis ah kula kulmay Magaalada Aswan , dhiggiisa dalka Masar, Mudane Sameh Shukry.

Waxay ka wadahadleen xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal iyo qaabkii lagu xoojin lahaa oo dhinacyo kala duwan leh.

Labada wasiir ayaa waxa ay isla fallanqeeyeen muhiimadda ay leedahay hore u dhaqaajinta geedi socodka wadajirka ah ee lagu horumarinayo iskaashiga dhinacyada badan leh ee u adeegaya dano wadaagga laba dal ee walaalaha ah, iyadoo sidoo kale kulanka la iskula eegay arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah ee labada dhinac ay danaynayaan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Sheekada Labo nin oo Soomaali ah oo ku biiri rabay ISIS oo Mareykanka laga…

Cabdi Cade

RW Khayre oo si aan caadi laheyn loogu soo dhoweeyey Qardho (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Kheyre oo ka baxay Balan uu Xildhibaanada Golaha shacabka horey uga qaaday

Cabdi Cade
Taboola Ads ---