Taliska Booliska oo faahfaahiyey weerarkii hotel SYL & khasaaraha ka dhashay (Akhriso)

Taliska ciidanka Booliska Somalia ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal saacado badan qaatay oo lagu soo afjaray weerar dabley ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen xalay fiidkii hotelka SYL oo ku dhow xarunta madaxtooyada Somalia.

Weerarkan ayaa waxaa fuliyey shank a tirsan dableyda Al-shabaab oo ku lebisnaa dareyska ciidamada dowlada sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Booliska oo sidan u qornaa:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -