Dowlada Somalia oo digniin soo saartay & cabsi ka jirta gobolada dalka qaarkood (Akhriso)

Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka xukuumada Somalia ayaa digniin culus ka soo saartay roobab iyo fatahaado la filayo iney bishan ku dhuftaan qeybo ka mid ah koonfurta Somalia.

Hoos ka akhriso warbixin Wasaaraddu ka soo saartay arrimahan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -