Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xildhibaano ku shiray Muqdisho oo War-xasaasi ah ka soo saaray Xaalada dalka (Akhriso)

Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Somalia oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa soo saaray War-saxaafadeed ku saabsan xaalada uu dalka marayo iyo xiisada ka dhalatay xayiraada la saaray Jubbaland.

Bayaan ay ka soo saareen kulankooda ayey ku soo qaateen qaar ka mid ah qodobada dastuurka oo ay ku eedeeyeen Madaxda dowladdu inay baal-mareen.

Madaxweyne Farmaajo ayey ku eedeeyeen inuu dayacay mas’uuliyaddii waajibaadkii masiiriga ahaa ee loo doortay, sida Ilaalinta Dastuurka iyo shuruucda Wadanka

Waxay ugu baaqeen dowladda Federaalka in si shuruud la’aan xayiraada looga qaado Jubbaland iyo in loo saaro guddi baaritaan ku sameeya waxyeelada ka dhalatay

Waxay kaloo ku baaqeen in madaxdii hore ee dalka karaameeyo, shacabka magaalada Muqdishona loo furo jidadka xiran.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Muqdisho iyo Khasaaro kala duwan oo ka dhashay

Cabdi Cade

Ciidanka Israel oo sheegay iney heleen meydka qof ka mid ahayd dadkii la heystay

Caydiid Ali

Wiil uu dhalay Madaxweyne Biden oo Maxkamad wajahaya (Dembiyo culus oo loo heysto)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---