Dhaqtar ku xeel dheer Qaliinada lafaha iyo Qaliinada Ciyaartoyda oo imaanaya Isbitaalka Kalkaal

Kalkaal speciality hospital oo kamid ah xarumaha Caafimaad ee kuyaala Muqdisho ,waxa uu bulshada Soomaaliyeed ogeysiinayaa in Isbitaalka uu iman doono dhaqtar u dhashay dalka Hindiya kaa oo fulin doono adeegyo caafimaad oo dalka dibadiisa loo aadi jiray.

Isbitaalka Kalkaal oo looga bartay in dalka keeno dhaqaatiir xirfad sare ah ayaa markan bulshada Soomaaliyeed dalka u keenaya Dhaqtar Hindi ah oo ku taqasusay cudurada lafaha gaar ahaan qaliimada lagu sameeyo lafaha iyo kabistoosa.

Dhaqtarka Imaanaya Kalkaal ayaa ku xeel dheer

BEDELKA JILBAHA(KNEE REPLACEMENT
BEDELISTA SINAHA (HIP REPLACEMENT
TOOSINTA LAFAHA QALOOCDAY
KABISTA LAFAHA  JAJABAY
QALIINKA ISBOORTIGA OO LOO ADEEGSANAYO QALAB CASRI AH

Isbitaalka Kalkaal ayaa ka bilaabay isdiiwaan galinta qaliinada iyo daaweynta cudurada ku dhaca lafaha , waxa uuna dhaqtarka si toos ah qaliinada iyo daaweynta uga bilaabi doonaa Isbitaalka Kalkaal 11-ka bisha Agoosto .

Isbitaalka Kalkaal ayaa kuyaala inta u Dhaxeysa Isgoosyada Digfeer iyo Banaadir.

Wixii faah faahin ah dheeri ah kala xiriir

0617633661/0617633662/ama Numberka gaaban 4040

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -