Siyaasiga Nuur Ismaaciil oo shacabka ka dalbaday in aay muujiiyeen dareenkooda ku aadan heshiishkiii dekada Berbara’

Siyaasiga Nuur Ismaaciil Sheekh oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed, Shir Jar,Iid  ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa canbaareeyay heshiishkii sedax goosadka ahaay ee dhawaan ka dhacay Magaalada Abuu dubai ee Dalka Imaaradka.

Siyaasiga ayaa sheegay in lagu xadgudubtay madaxbaaninada iyo midnimada Soomaaliya,waxa uuna xusay in loona baahan yahay in shacabka iyo Madaxda si isku mid ah ugu jawaabaan.

Siyaasi Nuur Ismaaciil Sheekh ayaa shacabka ka dalbaday in aay muujiyaan go,aankooda ku aadan heshiishkii Magaalada Berbera oo aay isku soo bax ka dhigaan Magaalada Muqdisho.

Dad baddan oo Soomaaliyeed, ayaa siyaabo kala duwan ugu hadlay heshiisha dhawaan ka dhacay Dalka isku taga Imaaradka Carabta waxaa ayna ku baaqeen in Dowladda Fedaraalka Soomaaliya, ka baxiso jawaab Cad oo ah oo arintaasi la xariirta.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -