Thursday, April 25, 2024

Raisul Wasaare Khayre iyo James Swan oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kheyre iyo...

QM oo u digtay dalal ay Somalia ku jirto, xili kama dambeys ahna u...

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in todoba dal oo xubno ka ah Qaramada Midoobey ay weynayaan codkii ay ku lahaayeen fadhiyada ay guud ee golaha. Afhayeenka...

Wafdigii Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyey Asmara (Sawirro)

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo saaka ka ambabaxay dalka ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa...

Kenya oo bilowday xeelad cusub oo ay kaga hortageyso weerarada Al-Shabaab

Dowlada Kenya ayaa bilowday iney ilaalo hubeysan raaciso basaska ka shaqeeya inta u dhaxaysa Ismaamulka Lamu iyo degmada Garseen oo ka tirsan dowlad degaanka...

Soomaali ku rafaadsan Xabsi ku yaalla dalka Iran oo qeylo-dhaan soo diray

Koox dhalinyaro Soomaali ah oo ku xiran xabsi ku yaalla dalka Iran ayaa ka cabanaya dhibaatooyin kala duwan oo ku heysta xabsiga ay ku...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo saaka ka ambabaxay dalka

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa saaka ka ambabaxay dalka iyagoo ku sii jeeda magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Safarka Madaxweynaha...

Puntland oo ka soo horjeesatay sharci uu ansixiyey Baarlamanka Somalia (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray mowqifka ay ka taagan tahay Hindise-sharciyeedka shidaalka Soomaaliya ee ay dhowaan ansixiyeen labada aqal ee Baarlamanka Somalia. War-saxaafadeedka...

Maxaa ka jira in Iran ay soo riday dayuuradii rakaabka aheyd ee Ukraine?

Sida lagu daabacay Warbaahinta Mareyknka dowladda Iiraan ayaa si kama' ah u soo ridday dayuuraddii rakaabka ahayd ee laga lahaa Ukraine, taasoo Arbacadii ku...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo Maalinta beri ah ku sii jeeda..

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa maalinta berri oo Jimco ah ka ambabaxaya dalka iyagoo ku sii jeeda magaalada Asmara...

Al-Shabaab oo shaacisay sababta ay u weerartay saldhiga ciidanka Maraykanka ee Manda Bay

Al-Shabaab ayaa caawa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee kooxda oo uu akhrinayo afhayeenka guud ee Xarakada, Shiikh Cali Max’uud Raage. Sheekh Cali Dheere...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs